Talooyinka Siyaasadda Qabyo-qoraalka Siyaasadda Qaran ee Isgaarsiinta & Teknolojiyada
Fadlan noogu hagaaji talooyinkiina qabyo-qoraalka Siyaasadda Qaran ee Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ka hor 31ka Maajo, 2019, adigoo ku soo diraya: Info @ mptt.gov.so
